Dhalinyarada Baladweyne oo saameyn dhaqaale kala kulmay cunista iyo iibinta qaadaka

0
100

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa saameyn kala kulmay isticmaalka Qaadka kaasi oo sababay iney kuwaayaan dhaqaale badan oo aay ku maareeyn lahaayeen qoysaskooda.

Qaadka oo laga keeno dalalka Kenya iyo Ettopia ayaa waxaa magaalada soo geliyo ganacsato kuwaasi oo ku sii wareejiyay ganacsate kale si aay uga iibiyaan bulshada si faa-ido looga sameeyo waxaana khasaarada la kulma kuwa cuna.

waxa soo jeedinaya Cabduqadir Cumar Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here