Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha ururka Dhallinyarada degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan Maxamad Xuseen Cilmi oo u waramay Radio Beerlula ayaa maamulka Hirshabelle ka codsaday in lagu taageero sidii ay u heli lahaayeen qalab qashinka uga nadiifiyaan magaalada.
Qeybo kamid ah degmada Maxaas ayaa xilligaan waxaa yaallo qashin badan iyadoo ay ka dhala karaan cuduro halis ah .
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.