Dhalinyarada gobolka Mudug oo ku baaqay in laga hortago jarista dhirta.

0
93

Baladweyne(Radio Beerlula)- Iyadoo dadka reer guuraaga ay la daalaa dhacayaan dhibaatooyin ka dhashay isbadalka cimilada oo ay keentay nabad guurka ku dhacay dhirta oo ay sababeen dadka oo dhirta jara si ay dhuxul uga sameyaan, taasoo keentay abaaro iyo roob yari.

Dhalinyarada aqoonyahanada ah ee Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa dowlada ugu baaqay in ay ka hortagto xaalufinta lagu hayo dhirta taasoo ay sheegeen in laga dhaxlay dhibaatooyin badan.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.