Dhalinyarada gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe oo ka shiraya horumarinta dhalinyarada.

0
279

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ururada dhalinyarada gobolada hiiraan iyo shabeellaha dhexe ayaa ka arinsanaya sidii loo hormarin lahaa dhalinyarada labada gobol, iyo sidii loo mideyn lahaa dhalinyarada hirshabeelle.

Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka  Hiiraan Faarax Cabdi Cali Iyo gudoomiyaha dhalinyarada gobolka  Shabeellaha dhexe  Fartuun Aadan Xeefoow ayaa si wada jir ah u sheegay in loo baahanyahay in la mideeyo dhalinyarada labada gobol islamarkaana maalmaha soo socdo baladweyne lagu qaban doono kulamo looga tashanayo mideeynta dhalinyarada.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here