Dhalinyarada ka shaqeysa dhismaha guryaha Baladweyne oo dhalinta kale ugu baaqay inay shaqeystan si ay uga marman tahriibka

0
370

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dhalinyaro  badan oo kunool magaalada beledweyne  ayaa ku dhiiraday in ay maareeyaan nolosha reerkooda iyaga o qaarkood ka shaqeeya  dhismaha guryaha

Qaar kamid ah dhalinayaradan ayaa Radio Beerlula usheegay in ay ku qanacsan yihiin shaqadooda waxayna dhalinyarada kale ugu baqeen  inay shaqeystan si ay uga marman tahriibka.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here