Baledweyne ( Radio Beerlula )- Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa kasocda udiyaar garowga Maalmaha xuriyada.
Goobaha sawirada lagu galo ayaa aad looga dareemayaa udiyaargarowga iyadoo dhalinyarada ay siwarada ku galayaan Calanka Buluuga ah ee qarankeenka Soomaliya.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan
Audio Player