Dhalinyarada ku shaqeysata suuqa Online oo kusoo badanya Baladweyne.

0
163

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ramlo Cismaan Cali oo ka mid ah gabahdhah ku nool magalada Baladweyne ayaa qaab online ah ku iibiso waxyabaha ay dumarka xiseeyaan iydoo ka dalbato magalada muqdisho

Waxyabaha ay iibiso ayaa waxaa ka mid ah saacadaha , ubuxyada yada la is gudoon siyo waqtiyada xafladaha iyo aroosyada dharka Faashiyoonka ah

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.