Dhalinyarada ku shaqeysata Xirfadaha farsamada gacanta oo kusoo badanya Baladweyne.

0
102

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Xuseen Cabdifaarax iyo Daahir Xidiga oo kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne ayaa ku dhiiraday in ay abuurtaan fursado shaqo oo ay ku maareeyaan nolol maalmeedka qoysaskood.

Dhalinyaradaan ayaa ku shaqeeysto xirfadda sameynta burjikooyinka laga sameeyo birta islamarkaana u sameeyo bulshada magaalada Baladweyne iygoo qof kasta ka qaado lacgo ay kula heshiiyeen.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.