Dhalinyarada ku shaqeysta feerada iyo dhaqmada dharka ee Baladweyne oo sameyn dhaqaale kala kulmay tiknolojiyadda casriga.

0
93

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed oo ku nool magaalada Baladweyne wuxuu muddo saddex iyo toban ah sano ah ku shaqeysta dhaqista dharka iyo feereyntooda, waxana xiligan sameyn ku yeelatay isticmaalka qasaalaha guryaha la dhigto ee lagu dhaqo dharka iyo feereeyinka casriga ee korontada ku shaqeeya kuwaasoo hoos u dhigay dhaqaalihii uu ka heli jiray.

Saddex sano ka hor wuxuu maalin kasta ka heli jiray dhaqista dharka iyo feereyntooda lacag dhan 30 dollar halka hadda uu ka helo lacag dhan 12 dollar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here