Baladweyne(Radio Beerlula)- Dhalinyarada Soomaaliyeed oo inta badan ka cowsa shaqo la’aanta ka jirta dalka ayaa hadana qaarkood ka faana shaqooyinka qaar waana mid keentain inta badan shaqo la’aan noqdaan.
Basle dhalinyaro ku nool Magaalada Dhoobley ee gobolka jubadda hoose ayaa ku dhiiraday inay abuurtan xirfado ay ku shaqeystan sida dhar tolista ama harqaanka.
Warbixintan waxaa noo heysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.