Dhalinyarada miisaanka iska dhimeyso oo kusoo badanaya Muqdisho inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan

0
103

Baladweyne (Radio Beerlula)-Goobaha lagu sameeyo jimicsiga ama jir dhiska ee jiimka kuwaas oo ku yaalla Magaalada Muqadisho ayaa waxaa kordhay tirada dhallinyarada ku biiraya kuwaasi oo doonaya ineey bisha barakeeysan ee Ramadaan uga faa-ideeystaan dhimista miisaanka jirkooda.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud