Dhalinyarado fursado shaqo ka helay iskuulka Buundaweyn ee Baladweyne

0
122

Baledweyne ( Radio Beerlula )-In kabadan 30 dhalinyaro macalimiin ah ayaa fursado shaqo ka helay iskuulka Buundaweyn ee Baladweyne.

Dhalinyarada macalimiinta ah ayaa iskugu jiro kuwo iskuulka ka aflaxay oo shaqo kahelay iyo kuwo kale oo kamid maclimiinta ay qaadatay wasaarada waxbarashada Soomaliya.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here