Dhalinyaro Baladweyne ka bilaabay olole bulshada loogu wacyegilinayo Nabadda iyo Xasiloonida.

0
115

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaradam oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkaan wax ka barta Jaamacadaha ku yaalo Baladweyne ayaa isku xilqaamay sidii bulshada loogu baraarujin lahaa ahmiyadda ay leedahay nabadda iy Xasiloonida.

Dhallinyaradan ayaa Xiliyada ay Fasaxa ka yihiin waxbarashada waxaa ay qabtaan kulamo dadka lagu fahansiinayo dhibaatada qabyaaladda

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.