Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baraawe Ee Caasimada Dowladd goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shahaadooyin lagu gudoonsiiyey Dhalinyaro Baratay xirfada Xarqaan Tolista kana qalin jibiyay madarasul qour,aan al dacwa ee baraawe.
munaasabada lagu dhiiri gilinayay dhalinyarada baratay farsamada tolista dharka ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada waalidiin macaliinta iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabada.
Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed


