Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiye ku xigeenka xiriirka kubadda cagta Soomaaliya, xubno ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan, bahda isboortiga Hirshabeelle ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo gaba gabeynayay tababar muddo shan maalmood ah u socday 60 dhalinyaro ah oo loo tababaray, macalimiin, maamulayaal iyo garsoorayaal kubadda cagta oo laga soo xulay Baladweyne iyo kuwa laga keenay Jowhar.
Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed cabdi Saneey.