Dhalinyaro deeq kala duwan gaarsiiyay qoysaska ka barakacay fatahaadda webiga jubba ee ku nool duleedka Kismaayo.

0
197

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka dhalinyaradda Cagarsan ayaa Deeq iskugu jirto bac burjuko iyo sansanyeeri garsiiyay Qoysaskii ay saameeysay fatahaada wabiga  ee dib u dajinta loogu sameeye deeganka dalcada ee magalada kismaayo

Qoyasaskaa  ayaa wajahayo xalad nolol xumo ay ka mid tahay hooy la.aan biyo yari iyo rashiin la.aan.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen