Baladweyne ( Radio Beerlula )-Foorno cariish oo dhowaan laga hirgeliyay magaalada Baladweyne ayaa waxaa farsado shaqo ka helay dhalinyaro badan oo ku nool magaalada Baladweyne
Dhalinyarada shaqo abuurka loo samey ayaa markii hore ahay shaqo la.aan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


