Dhalinyaro fursado shaqo ka helay goobo lagu iibiyo fadhiyada casriga oo laga hirgeliyay Baladweyne.

0
431

Baladweyne(Radio Beerlula)- Goobaha lagu iibiyo fadhiyada casri ah ayaa ku soo badanaya magaalad Baladweyne iyadoona fursado shaqo ay ka heleen dhalinyaro badan oo markii hore wax shaqo ah heysan.

Cawil  Cismaan Cawad iyo Amina Axmed Saney oo ka mid ah dhalinyarada hirgeliyay goobaha ganacsi ee lagu iibiyo fadhiya casri ayaa Radio Beerlula u sheegay in marka iyaga laga soo tago in dhalinyaro kale ay fursado shaqo ka heleen goobaha iyagoo ugu baaqay dhalinyarada kale inay sameystan xirfaddo ay ku shaqeystan iyagoo jooga dalkooda.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here