Dhalinyaro fursado shaqo ka helay Iskuulka Alpha ee Baladweyne

0
232

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka iskuulka Alpha ee Baladweyne ayaa shaqa abuur u sameeyay ku dhawaad 11 macalin kuwaasi markii hore shaqa la aan ahaa.

Dhallinyaradan ayaa ardayda iskuulkaasi bara maadooyin kala duwan waxaana lagu soo xushay aqoontooda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here