Dhalinyaro fursado shaqo ka helay qeybta cusub ee harqaanka Aamin ee Baladweyne.

0
153

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhallinyaradaan oo kunool magaalada Baladweyne ayaa fursado shaqo ka helay qaybta 2aad ee harqaanka Amiin Taylor oo laga hergaliyay xaafadda Buulo xaableey ee magaalada Baladweyne.

Dhalinyaradaan ayaa Dharka ay tolaan waxaa kamid ah suudadka Qamiisyada iyo shaatiyaasha Ragga.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamed.