Dhallinyaro fursado shaqo ka helay shirkadda Daawada Kulmis ee Baladweyne.

0
208

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In kabadan shan dhalinyaro waxbaratay oo ku nool Magaalada Baladweyne ayaa fursado shaqo ka helay shirkada daawooyinka Kulmis ee Baladweyne.

Dhalinyaradan oo markii hore shaqo la,aan ahaa ayaa hada noqday kuwo kufilan nolosha qooyskooda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here