Baladweyne ( Radio Beerlula )- xarunta shirkada isgaarsiinta somnet ee maagalada Baladweyne xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa fursado shaqo ka helay qaar ka mid ah dhalinyarada magalada
dhalinyaradaan ayaa ah kuwo hore u soo dhameyay jamacadaha dalka iyo dibada kuwaas oo shaqo la,aan ku heysay maagalada Baladweyne.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawa Aadan Xuseen.