Dhalinyaro is baheystay oo Baladweyne ka hirgeliyay Shirkad ka shaqeysa nadaafada.

0
191

Baladweyne (Radio Beerlula)-Shirkada Nadaafada ee Qurux deegaan oo ah shirkad ka shaqeysa nadaafada ayaa waxaa magaalada Baladweyne ka hergeliyay dhallinyaro ku dhiiraday ineey soo celiyaan bilicda magaalada iyagoo sameeyay Gaadiid iyo dhallinyaro guryaha ugu taga qoysaska si ay uga soo qaadaan qashinka una geeyaan meel god ah oo ku yaalla duleedka magaalada si loogu gubo qashinka.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi