Dhalinyaro is xilqaamay oo deeq daawo ah gaarsiiyay deegaanka Maroodile ee duleedka Baladweyne

0
191

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka dhalinyarada Rasamaal ee magaalada Baladweyne ayaa adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah u sameeyay dadka reer miyiga ee ku nool deegaanka Maroodile ee gobolka Hiiraan iyagoo u qeeybiyay dawooyin islamarkana u sameeyay baaritaano caafimaad oo lacag la’aan ah.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmad Nuur Daahiye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here