Dhalinyaro isku xilqaamay inay qashinka ka saaran ceelasha biyaha deegaanka Ceel gaal ee gobolka Hiiraan si biyo looga helo.

0
220

Baladweyne (Radio Beerlula)- Qaar kamid ah dhallinyarada Baladweyne oo garab ka helay Bulshada deegaanka Ceel-gaal ee gobolka Hiiraan ayaa bilaabay olole qashinka looga saarayo ceelashada deegaankaasi oo qaarkood xermay xili biyo yari ay ka jirto deegaanada miiga ah ee biyaha usoo doonta ceel-gaal.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

May be an image of 5 people, people standing, outdoors and treeMay be an image of 5 people, people standing and outdoorsMay be an image of outdoorsMay be an image of outdoorsMay be an image of 8 people, people standing and outdoors

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here