Dhalinyaro isku xilqaantay dayactirka buunadada weyn ee magaalada Baladweyne.

0
158

Baladwayne (Radio Beerlula )-Ururka dhallinyarada isxilqaan ayaa Buundada weyn ee Baladweyne ka bilaabay wajiga 2 aad olole lagu dayactirayo buundada.

Dhallinyaradan ayaa alxamaya biraha u baahan in la adkeeyo ee buundada si looga hortago iney dunto.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.