Dhalinyaro isku xilqaantay inay buuxiyaan meelaha ay ka burburtay wado ku talla Buula burde.

0
49

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhalinyaro ku nool  degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa bilaabay in ay si isxilqaan ah ku buuxiyaan meelaha ay ka burbursan tahay wado ku talla magaalada taasoo dhibaatooyin ay ku qabeen gaadiidka.

Wadooyinkaan ayaa waxaa sameyn ku yeeshay  roobkii ka da’ay Degmada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.