Dhalinyaro isku xilqaantay inay wax baran caruurta ku nool deeganno ka tirsan gobolka Gedo.

0
97

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Koox dhalinyaro ah oo ku nool degmada Baladxaawo ayaa si iskood ah isugu xilqaameen in ay si bilaash ah wax ku baraan caruurta ku nool deegaanka Labi,cad oo qiyaastii toban kilomitir ujira degmada Baladxaawo.

Dhalinyaradan ayaa maalmaha khamiista iyo Jimcaha booqda deeganka si caruurta deegaanka oo aan haysan waxbarasho u baraan maadooyinka dugsiga hoose iyo dhaxe.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here