Baladweyne (Radio Beerlula)- Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Muqdisho ayaa si-bilaash ah wax ku bara carruurta barakacayaasha ah ee ku nool kaamamka Degmada kaxda ee gobolka Banaadir.
Caruurtan oo ka soo jeedo qoysas danyar iyo barakacayasha ah ayaana helin waxbarshada aas aasiga ah kuwaasoo hada wax lagu baro geedo hoostooda.
Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.