Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka Dhalinyarada iyo Hourmarinta ee Isxilqaan oo kaashanaya bulshada xaafada Buundoweyn ayaa Oole nadaafadeed ka sameeyay Suuqa Khudaarta iyo Buundada xiriirisa xaafadaha Buundoweyn iyo Xaawo Taako ee Magaalada Baladweyne.
Ujeedka loo sameeyay ololahaan nadaafadeed waxaa ugu muhiimsanaa sidii loo soo celin lahaa Bilicda Suuqa khudaarta iyo Buundada Weyn taasi oo door muhiim ka qaadata isku socodka,Gaadiidka,Dadweynaha iyo Ganacsiga.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey
Audio Player