Dhalinyaro ka baxday jaamacaddaha dalka oo Baladweyne ka hirgeliyay xarun lagu xanaaneeyo digaaga iyo dhalinyaro fursado shaqo ka helay.

0
281

Baladweyne(Radio Beerlula)- Cabdiwahab Axmed Saney iyo dhalinyaro kale oo wax ka baratay jaamacaddaha dalka ayaa magaalada Baladweyne ka hirgeliyay xarun lagu xanaaneeyo  in ka badan afar kun iyo shan boqol digaag  oo laga keenay dalka dibadiisa.

Magaalada Baladweyne horey uga majirin xarumo lagu xanaaneeyo digaaga iyadoo xarunta cusub ay fursado shaqo ka heleen dhalinyaro badan.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here