Dhalinyaro ku nool Baaydhabo oo la yimid hal abuur ganacsi.

0
82

Baladweyne (Radio Beerlula)-Inkastoo badanaa dhalinyarada Soomaaliyeed ay la daaladhacayaan baahi shaqo la,aaneed ayaa hadane waxaa jiro dhalinyaro kale oo aan sidhiibin kuwaa oo wali ku kalsoon in ay wax ka soo saartaan dalkooda.

Dhalinyaro badan ku nool magaalada Baaydhabo ayaa layimid hal abuuro ganacsi kuwaa oo guuleysatay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.