Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo abuurtay fursad ganacsi

0
111

Baladwayne (Radio Beerlula )-Dhallinyaradaan oo ku nool magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa ka ganacsatada iibinta data internet-ka iyaga oo ka soo iibsada Shirkadaha bixiya adeega Internet ka.

Adeegyada Internet ay iibiyaan Dhallinyaradan ayaa waxaa kamid ah Somtel, Hormuud iyo Somnet Data iyaga oo kasoo gala faaido.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.