Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhalinyaradan oo ku nool maagalada Baladweyne ayaa noloshooda ka Maareeyo iibinta hilibka geela iyagoo ku gancsado suuqa daarwiishta ee Baladweyne
Hilibka ayeey ka kenan kawaanka weyn ee maagalada Baladweyne kaasi oo si maalinle ah loogu qalo hilibka geela
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.