Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo baraha bulshada ka bilaabay olole lagu wacyigelinayo dhalinyarada.

0
157

Baledweyne  ( Radio Beerlula )-Dhalinyaro ku nool Magaalada Baladweyne ayaa baraha bulshada ka bilaabay olole lagu wacyigelinayo dhalinyarada tahriibka iyo dhibaatadiisa.

Dhallinyarada ayaa waxa ay baraha bulshada sida Tiktok iyo YouTube ay kusoo gudbiyaan sheekooyiin yar yar kuwaas oo isugu jiray kuwa ah turjumsan iyo kuwa ay fikirkooda leeyihiin.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here