Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ganacsatadaan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay inta lagu guda jiro bisha barakeeysan ee ramadaan ineey iibiyaan Qaraha iyagoo xeray ganacsiyadii horey ay u lahaayeen si ay uga faa-ideystaan dhaq dhaqaaqa ganacsiga Qaraha.
Qaraha ayaa aad lo isticmaalaa bishan barakeeysan ee Ramadaan waxaana taas ay sababtay in ganacsato cusub ay ku biiraan iibinta Qaraha oo xiligaan laga helo faa-ido dhaqaale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim


