Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo fursado ganacsi ka helay baraha bulshada.

0
89

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hibo Cabdullahi waa gabar waxbartay isla markaana ku nool magalada Baladweyne waxa ay la timid hal buur ganacsi kaas oo ay nolosheda ku mareyso
Hibo ayaa waxey qaab online ah ku iibisaa dharka dumarka ee fashiyoonka ah iyo shobinka ay dumarka isku qurxiyaan.

Waxaana wax ka iib sado dumarka kale ee ku xiran baraheeda intarnedka sida faceboog iyo Tiktok iyada oo ku xayeysiiso  wax yabaha ay kento.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.