Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo fursado shaqo cusub ka helay baqtiyaa nasiibka lagu aado Mareykanka

0
34

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne isla markaana ku shaqeeysta xirfadda sawir qaadista ayaa fursado shaqo cusub ka helay furitaanka baqtiyaa nasiibka lagu aado mareykanka kaasi oo dhawaan dowladda dalkaaasi ay ku dhawaaqday ineey dadka xareeysan karaan.

Dadka galay baqtiyaa nasiibka sida bilaash ka ah loogu aado dalka Mareykanka ayaa u baahan sawiro leh sharuudo gooni ah taas oo fursad shaqo cusub u ah dhallinyarada ka shaqeeya Footooyinka ku yaalla magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here