Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo fursado shaqo ka helay isbitaalka Barwaaqo ee Baladweyne

0
132

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadam 10 gabdhoow oo wax ku bartay magaalada Baladweyne ayaa fursad shaqo ka helay isbitaalka Barwaaqo oo kamid xarumaha Cafimaadka ee dhawaan laga hergeliyay magaalada.

Xaruntaan caafimaad ayaa loogu adeega Hooyada iyo Dhalaanka iyadoo haweenkana laga wacyigeliyo cudurada saameynta u keeni kara.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here