Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaradaan oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkaana bartay isticmaalka Kombiyuuterka ayaa ku shaqaysta Xirafadda nashqadeeynta loogooyinka iyo boorarka goobaha ganacsiga, iskuulada,aroosyada iyo xafladaha qalinjibinta.
Shaqadan ayeey ka maareeyaan noloshooda iyagoo xirafadooda ku bandhiga baraha bulshada si ay u helaan macaamiil.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.