Baladweyne (Radio Beerlula)- Dhalinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkana bartay xirfadda farsamada gacanta ayaa nolosha reerkooda ka mareeya xirfadda timo jarista.
Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.
Audio PlayerBaladweyne (Radio Beerlula)- Dhalinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkana bartay xirfadda farsamada gacanta ayaa nolosha reerkooda ka mareeya xirfadda timo jarista.
Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.
Audio Player