Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo noloshooda kamaareya iibinta raashinka wadaniga

0
10

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhallinyaro badan oo noloshooda ka maareeya ka ganacsiga raashiinka wadaniga ah sida galeeyda,masagada iyo sisinta waxaana shaqadan ay uga maarmeen ineey ka tahriibaan dalka.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.