Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo u istaagtay waxbarida caruurta ku nool deegaanka Salaxsaliid.

0
149

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qaar kamid ah dhalinyaro macalimiin ah oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa isku xilqaamay in si bilaash ah wax ay ku baraan caruurta deegaanka salaxsaliid ee gobolka Hiiraan.

Deegaanka ayaa waxaa ku nool caruur boqolaal ah oo gaaray da,dii ay wax ku baran lahaayeen balse ma aysan helin cid waxbarto.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here