Dhalinyaro ku nool Jowhar oo abuurtay Xirfado ay ku shaqeystan.

0
112

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Mahad Abuukar Carabeey oo kamida dhalinyarada xirfadlayaasha ah ee magalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle ayaa nolol maalmeedkiisa ka raadsada sameynta Salada gacanta oo kamida dhaqanka soomaalida balse haatan sii dabar go,aya .

Salada oo lagu qaato adeegyadada yar yar ayaa kamida waxyaabaha ay dhaqanka u leeyihiin dadka soomaaliyeed waxana laga sameya cawda baarka sida uu sharaxayo matad abuukar oo mudo lix sano ah ka shaqeynayay sameynteeda si uu nolol maalmeedkiisa uga helo.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.