Dhalinyaro ku nool Jowhar oo ka shaqeysta sarifka lacagaha shirkadaha isgaarsiinta ee dalka.

0
188

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Magaalada Jowhar waxaa ku nool dhalinyaro dhameeyay jaamacada heerkeeda 1 aad kuwaasi oo noloshooda ka maareeya sarifka lacagta shirkadaha ka hoolgala dalka .

Lacagta ay sarifaan dhallinyaradan ayaa loo isticmaal kuhadal iyo internate iyagoo faa’ido dhaqaale ka hela shirkadaha ay sarifaan lacagtooda

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.