Dhalinyaro ku nool magaalada Baladweyne oo la yimid hal abuur ganacsi oo ay ku shaqeystan.

0
233

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhallinyaro badan oo noloshooda ka maareeya iibinta Buskudka, Rooti, Iyo Xalwada kuwaasi oo ku kor ganacsada gaari gacano ay ku wareejiyaan mac macaankan si bulshada ay uga iibsadaan.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaney.