Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Dhoobleey ee gobolka Jubada hoose waxaa ku nool dhallinyaro badan oo ku shaqeeysta xirfada xerista Soolarka cadceeda ku shaqeeya kuwaasi oo nolol maalmeedkooda ka hela shaqadan.
Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.