Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaro Soomaaliyeed oo oo gaareysa 145 muwaadin ayaa laga soo badbaadiyay dalka liibiya kuwaasi oo iskugu jiray gabdho iyo wiilaal
Dhalinyaradan ayaa garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa kusoo dhaweyay wasiiro iyo Xildhibaano katirsan dowlada Soomaliya.
Warbixintaa waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


