Dhalinyaro ku xirneed Liibiya oo dalka dib loogu soo celiyay

0
131

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Inkabadan 12 muwaadin oo dhallinyaro soomaaliyeed ah isla markaana ku xernaa dalka Libiya ayaa maanta lagu guuleystay I dalka dib loogu soo celiyo .

Dhallinyarada oo laga soo dajiyay garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa dib usoo celintooda door ka qaadatay Doowladda Soomaaliya .

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here