Dhalinyaro macalimiin ah oo fursado shaqo helay iskuullada Baladweyne

0
72

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Goobaha Waxbarashada magaalada Baladweyne ayaa waxa ay hal abuur shaqo u noqdeen dhallinayaro badan kuwaasi oo kasoo baxay Jaamacadaha ku yaala Dalka.

Dhallinyaradan fursadaha shaqo ka helay Iskuulada Cumar binu Al-Khadhaab, Al-Luqmaan iyo Abii Hureyra ayaa markii hore haysan wax shaqo ah maadaamaa ay soo dhameeyeen Jaamacada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.